VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hoo qaado naftayda mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cali zaki
Hoo qaado naftayda

Adaa haqabtira
Qudhayda haboo
Adaa hiiliyay haraad
Katiroo adaa hagar
li'i daryeel ka huroo
Intaan kaa helay
Cid kale kama hellin
X2

Waxan hibanaaya
Adaa isku howla
Halkaan dhibsanayo
Adaa ka hayaama
X2

Adaa ilaheera adigaa
Ila haaba adaa ham-
Balyiyo amaan ku
Haboon X2

Anaa kuu hanwayn
Waliba kuu heelan
Adaan kuu hibeeyay
Hor alle noloshayda
X2

Adaa iihayoo hubaal
Farxadayda adaan
Kaadhigay hogaanka
Hadayda adaan kugu
Qoray hubaal qalbig-
Ayga adaan kuu huree
Hoo qaado naftayda
X2

Adaa hiyi bila hablaha
Usitoo adaa hindisaha
Horseed u ahoo adaan
Habranayn halyay ku
Raboo sidaan kuu
Hubo cid kale uma
Hubo X2

Hadaan qaldanahay
Adaa ihagaaja hadaan
Mar daciifo adaa
Ihagaaya X2

Adaa ii hadhac adaa
Ihadheeya adaa hadiyada
Haldhaa boqorada X2

Adaa ii hiraaya habeen
Iyo maalin anaa ku
Hadraaya haldhaa
Magacaga magacaga
X2

Anaa haye dhaha
Hubaal codsigaga
Anaa uhilooba codkiyo
Hadal kaaga anaad
Ii tahay hamiga nolosh-
ayda adaan kuu huree
Hoo qaado naftayda
X2

Anaa kuu hanwayn
Waliba kuu heelan
Adaan kuu hibeeyay
Hor alle noloshayda
X2

Adaa iihayoo hubaal
Farxadayda adaan
Kaadhigay hogaanka
Hadayda adaan kugu
Qoray hubaal qalbig-
Ayga adaan kuu huree
Hoo qaado naftayda
X2

codkii Cali zaki