adaa deeqay daymada aragoo
dareenka naftaa ku door bidayoo
dartaa caashaqbaa i daaree ax

kuna daalay doonistaadoo
dar ALLE adaan dadka kuu jecelahay

gacalooy dadnimaad dumar dheertoo
DAAIMbaa ku siiyay dulqaad sharaflee
degmiyo aroos aan dakaynee
kaalay damaashaadnee waan ku doortee
kaalay kaalay kaalay kaalay
kaalay damaashaadnee waan ku doortee

adaa dagay niyadiyo kashaydoo
qalbiga daalan doojin karayoo
dawayn karay oo dabiib karoo
dawayn karayoo dabiibi karee

Exit mobile version