xuural cayn ideeqdiyoo
xiska dhaymihiisaay
dookhan ii kaa xulay
xaqiiq dunida laga yaab
xarfahaan wadaagnee
quluubteena wada xalay
xeerkaynu dhiganayoo
xil kaskeena laga yaab
xubigeena laga yaab
sidaan kuugu xidhanee
kuugu xiisay laga yaab
aduunkuna xogteeniyo
xidhiidh keena kaba yaab
xubigeena laga yaab
sidaan kuugu xidhanee
kuugu xiisay laga yaab
aduunkuna xogteeniyo
xidhiidh keena kaba yaab

xidig maanka qaadiyo
xalka nolosha kaabaay
jaceylkeenu waa xule
xasil kiisaa laga yaab
xilahaan ku faanaay
kuu xiisey adigeee
xaaladaan kunoolahay
xariir teena laga yaab
xubigeena laga yaab
sidaan kuugu xidhanee
kuugu xiisay laga yaab
aduunkuna xogteeniyo
xidhiidh keena kaba yaab
xubigeena laga yaab
sidaan kuugu xidhanee
kuugu xiisay laga yaab
aduunkuna xogteeniyo
xidhiidh keena kaba yaab

Exit mobile version