waxy soo daawadaan dalxiis iyo meel qurxoon
indhaha doogaa u roon
odhaahdoodiyo dadnimo qalbiga daacadaa
da yari goortaan ku koray dareenkaygii kalgacal
daryeela midkaan la rabay dulqaad iyo samir
da wayn nindkaan ku dareemayoow mid ii deeqaad tahe
jacayl ila daadehe
siduu daa inkeenu yidhi qalbiga diintaa uroon
iimaankeenaa ku daga daruuriga aadmi quutana
xalaal daahiraa uroon markaan guudkayga dabay
inaan danbi iyo xumaan naftayda ka daahir tiro

Exit mobile version