dhigiibuu ugu sitaa dhaayuhu way eegayaan
dhaygage aragiisa wacan intaa way dhawrayaan
aniga wuu ii dhigmoo dhankiisaa la ii hayaa
dunida maan dhaaf sadeen dhexdeeda wixii
ku jira
siduu igu dhababanyahay haday ila dhaadayaan
dhalintu ima qoonsateen dhibtayda ma faaqideen
sidii ubad iyo dhalaan intaa wuu ila dheelayaa
dhabtiisuu igu hayaa dhibtuu ila qaybsada
jacaylbuu igu dhidbaa cishquu igu dhereriyaa
dhugo maalin iyo habeen xusuusu ii dhiga

Exit mobile version