dhabarkaaga i saar i dheel dheeliyee
dhulka aan kaaga dhicine dhaayahaygaad
tahayee sidii dhibic roob dhirta ku soo dhacdaye
dheeftiisa ii tahayee
dhiigayga iyo dhuuxayga aad tehee dharaar kasta
aan dhinacaaga joogaa
dhawaqaaga macaan aa dhugayga ku yaal
dhagahayga markay ku dhacaan waa kuu dhalala
iga dhaadheerow dhaawacii cishqaa dhafoorkay
dhabankay la soo dhuubtee

Exit mobile version