ILAAHbaa amarka lehe
anigu waxaan ahay adoon
adeecay abuuristaadoo
adiga kuu qaba jacayl

haweenka ku nool aduunka
amaba inta aynigaaga
anaa ku ilaashanaaye
sida ubaxa kuu daawadee

naftaada intaan ogaado
darteed anigaa u nool
agtayda ka muuqo qaali
ishaa kugu doogsatee

ILAAHbaa amarka lehe
anigu waxaan ahay adoon
adeecay abuuristaadoo
adiga kuu qaba jacayl

haweenka ku nool aduunka
amaba inta aynigaaga
anaa ku ilaashanaaye
sida ubaxa kuu daawadee

haweenka adaa u fiican
udgooniyo quruxba dhaafay
laxaadkaagoon idlayn
hadana iin adi lagugu sheegine

Exit mobile version