VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga - Lyrics

dhibtooday maqnaantaadoo farxadu wali waa dhantaal intaad iga dheertahee ku taboo ku tabo dhuuxaygiiyeey ku taboo ku taboo ku tabo dhuuxaygiiyeey qalbiga badh dhanbaa banaan qalbiga badh dhanbaa banaan waxaan ku sabaa nabdii oo aan ku sabaa nabdii jacaylkii dhexdeeni iyo xasuuso dhaboobay adoo iga dheer hadana qof ii dhowbaad tahoo adoo iga dheer hadana qof ii dhowbaad tahoo walow aan ku dheehan karin walow aan ku dheehan karin dhankaagay jirtaayee dhankaagay jirtaa naftani dhankaagay jirtaaye dhankaagay jirtaa naftani hadaad dhaayaha u muuqan qalbiga dhex mushaaxaysaa dharaarteeniiba dhawe bishaaro bishaaro dheh qalbigah bishaaro bishaaro bishaaro dheh qalbiga qalbiga badh dhanbaa banaan qalbiga badh dhanbaa banaan waxaan ku sabaa nabdii oo aan ku sabaa nabdii jacaylkii dhexdeeni iyo xasuuso dhaboobay adoo iga dheer hadana qof ii dhowbaad tahoo adoo iga dheer hadana qof ii dhowbaad tahoo walow aan ku dheehan karin walow aan ku dheehan karin dhankaagay jirtaayee dhankaagay jirtaa naftani dhankaagay jirtaaye dhankaagay jirtaa naftani
Queue is empty
-- / --