VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qalbiga mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cayto BSB
Qalbiga

dhibtooday maqnaantaadoo
farxadu wali waa dhantaal
intaad iga dheertahee
ku taboo ku tabo dhuuxaygiiyeey
ku taboo ku taboo ku tabo dhuuxaygiiyeey

qalbiga badh dhanbaa banaan
qalbiga badh dhanbaa banaan
waxaan ku sabaa nabdii
oo aan ku sabaa nabdii
jacaylkii dhexdeeni iyo
xasuuso dhaboobay

adoo iga dheer hadana
qof ii dhowbaad tahoo
adoo iga dheer hadana
qof ii dhowbaad tahoo
walow aan ku dheehan karin
walow aan ku dheehan karin
dhankaagay jirtaayee
dhankaagay jirtaa naftani
dhankaagay jirtaaye
dhankaagay jirtaa naftani

hadaad dhaayaha u muuqan
qalbiga dhex mushaaxaysaa
dharaarteeniiba dhawe
bishaaro bishaaro dheh qalbigah
bishaaro bishaaro bishaaro dheh qalbiga

qalbiga badh dhanbaa banaan
qalbiga badh dhanbaa banaan
waxaan ku sabaa nabdii
oo aan ku sabaa nabdii
jacaylkii dhexdeeni iyo
xasuuso dhaboobay

adoo iga dheer hadana
qof ii dhowbaad tahoo
adoo iga dheer hadana
qof ii dhowbaad tahoo
walow aan ku dheehan karin
walow aan ku dheehan karin
dhankaagay jirtaayee
dhankaagay jirtaa naftani
dhankaagay jirtaaye
dhankaagay jirtaa naftani

codkii Cayto BSB