eegi maayo inan kale intaan dunida joogee uur kaad ku taalaa iftiin kii naftaydaay x2

ubax daan jeclahay indhahaad u roon tahay ilayskii cad ceediyo udgoon kii naftaad tahay x2

unug yada jidhkiyo hoo hoo tufaax iiga jaray hee hee caashaqa runtii hooy igu beertay baa olol igu shidoo hoo hoo anfac iiga jaray heey heey ii kaalayoo ii soo dhawow x2

Exit mobile version