Bash bash iyo badhaadhiyo
Barwaaqaan tirsanayaa
Bash bash iyo badhaadhiyo
Barwaaqaan tirsanayaa
Nimcadaan barkanayaa
Waliba ii burqanayaa
Biyihiisu dahab yahay
Nimcadaan barkanayaa
Waliba ii burqanayaa
Biyihiisu dahab yahay

Bash bash iyo badhaadhiyo
Barwaaqaan tirsanayaa
Bash bash iyo badhaadhiyo
Barwaaqaan tirsanayaa
Nimcadaan barkanayaa
Waliba ii burqanayaa
Biyihiisu dahab yahay
Nimcadaan barkanayaa
Waliba ii burqanayaa
Biyihiisu dahab yahay

Baqan maayo waan
Waan badsanayaa
Bakhayli maayee
Badhbaan bixinayaa
Uuu Badhxisan maayo
Uma baran waxay jecaladee
Waan balaqayaayee
Bal yaan la dacaroon
Waan balaqayaayee
Bal yaan la dacaroon

Baqan maayo waan
Waan badsanayaa
Bakhayli maayee
Badhbaan bixinayaa
Uuu Badhxisan maayo
Uma baran waxay jecaladee
Waan balaqayaayee
Bal yaan la dacaroon
Waan balaqayaayee
Bal yaan la dacaroon

Badweynta farxadaan
Caweynayaa
Baladkii fankiyo
Hargaysaan ku
Caweynayaa
Nolol bashaashoo
Meel walba buuxda
Guudkeeda dagayaa
Nolol bashaashoo
Meel walba buuxda
Guudkeeda dagayaa

Badweynta farxadaan
Caweynayaa
Baladkii fankiyo
Hargaysaan ku
Caweynayaa
Nolol bashaashoo
Meel walba buuxda
Guudkeeda dagayaa
Nolol bashaashoo
Meel walba buuxda
Guudkeeda dagayaa

Exit mobile version