Gacalooy jacaylkii
Gaadhyoo jidhkoo idil
Sina kuma go'aayee

Galab iyo habeenkii
Goohe aragtidaadoo
Ma garbaa inaan kali
La go'doomay caashaqa
Adna aad garaabayn

Geenyadii naftaydaay
Gooni ii ahaydee
Hurdo gam'a ma ladayee

Guri aan yagleelnee
Geestaada ila qabo
Miyaad ii garaabayn
Gabaydhyahay wanaagsanee
Farxad lagu gardaadshaay

Exit mobile version