anoo casar soo baxoo
wadadan caska soo mariyo
dumarku wada ciidayoo
ayuu calan ii lulooo
aniga caashaqu ii cawee
maxaan calansaadayoo
maxaan cawo seean waayay
drteed la ii cadaadiyaa
maxaan curadaan jeclaa
intay ciirciirsadaan
maxaa cudud laygu faanoo
naftii aan l acabsadoo
alloow calaf iiga yeel
casiisoow kuu cuskadaye
cadaawaha la ii qabiyo
culayskana iga yareey

anoo caafimaad qaboo
nolol caadiya ku jira
cidna aan godob ka galin
ayaa colooyawga baaas
aniga canaan layga dhigay
maxaan caday kuu luxooo
maxaan cuud kuu shidoo
awgaa lay cuno qabtee
maxaan cadkii aan laahaa
nasiibkaygii celiyay
maxaan caadalad dariyo
aniga caasi layga dhigay
alloow calaf iiga yeel
casiisoow kuu cuskadaye
cadaawaha la ii qabiyo
culayskana iga yareey

Exit mobile version