naf jacayl hayaa ma hargashoo
hurdo way nacdaa ma hiigsatee
naxlibaa heloo naa naabiye
nasrigeena dhawr haba nuurtee

nidarbaan galoo adaa nagmaay
ku naawilayoo kugu nastee
naftaydiiyeey kugu nastee
nuur caasahqii neecaw da daa
nasab khayr qabaa nacabkeena diid

naf jacayl hayoo nuglaaday darta
nasan waydayoo ku naadin baa
niyadiyo qalbiga noolaha dhamaan
adigaa u nimcee naxariista sii nuurkeygiye

naf jacayl hayaa i hawlaysoo
noloshaydiiba halis gashoo
niyadeediibaad heehaabisee
ha nimcaysatoo naq ha u da o
haba naax dee

Exit mobile version