logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sababta adaa lahaa mp3 ahaan

Sawirka C/rahmaan Yuusuf

C/rahmaan Yuusuf

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Sababta adaa lahaa lyrics

anuunbaa samah wade
ka bogsooday jacaylkee
sawkaa wax igu helay
inaad saartay geediyo
waxaad siisay mooyiye
sankuu iga tolayoo
sandaluu igaga dhigay
inaan seexan waayoo
suuradaada daawado
Lyrics by Masuul.com

sababta adigaa lahaa
ileen siiyay dacartee
ila sido jacaylkan yidhi
waligaa ha siidayn
adiguna sareediyo
sahal baad u haystay
inaan tahay sadkaygiyo
sakursii ma gaadhoo
saatirkay isiiyee
inaan seexan waayoo
suuuradadda daawado

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --