VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sababta adaa lahaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

C/rahmaan Yuusuf
Sababta adaa lahaa

anuunbaa samah wade
ka bogsooday jacaylkee
sawkaa wax igu helay
inaad saartay geediyo
waxaad siisay mooyiye
sankuu iga tolayoo
sandaluu igaga dhigay
inaan seexan waayoo
suuradaada daawado

sababta adigaa lahaa
ileen siiyay dacartee
ila sido jacaylkan yidhi
waligaa ha siidayn
adiguna sareediyo
sahal baad u haystay
inaan tahay sadkaygiyo
sakursii ma gaadhoo
saatirkay isiiyee
inaan seexan waayoo
suuuradadda daawado

codkii C/rahmaan Yuusuf