.. Barwaaqoo
Dayxa iyo cadceedaba
Daruurtii hareeso
Buuraha dushoodiyo
Dhulka meesha darida leh
Dumarka iyo caruurtana
Damaashaad sameeyaan

Sidaa loo dalxiisaa
kuu daawadaayoo
Anigaad ideeqdee
Dawadii naftaydaay
ha’igu deerin caashaqa
Dambarkiisa ila maal

?
Doogyahay Barwaaqo
Dad ninkii wax heestaa
Sahankii dirsadayoo
Hadba meesha dooga leh
Ku soo eeg dunida
Dooqooy ku raacoo
Kaa doortay qeerka

Danahayna weeye
Adna ila dadaaloo
Dawadii naftaydaa
ha’igu deerin caashaqa
Dambarkiisa ila maal

Exit mobile version