kasha nugul hanaafayn
mar hadaanad nabarkiyo
ka dhayeyn nitaaqada
haduu wadihii nasiibkii
noloshaada faray nagi
anuu naawil baan ahay
sahal maaha nidarkuye
haduu nuurka caashqu
beri naaqus udamay
nalka yaa ushidayoo
niyadii la dhaawacay
unasteex fali kara

xiska nabar ha gaadhsiin
mar hadaanad namiimiyo
nacab aad ka celin karin
markaan anuu naftaydii
dareenkeeda nabi jiray
ayaan nabad ku noolaan
sahal maaha nidarkuye
haduu nuurka caashaqu
beri naaqus udamo
nalka yaa ushidayoo
niyadii la dhaawacay
unasteex fali kara
sahal maaha nidarkuye
haduu nuurka caashaqu
beri naaqus udamo
nalka yaa ushidayoo
niyadii la dhaawacay
unasteex fali kara

Exit mobile version