miyaanad ahayn qalbiga
qofkaan dajiyee lahayd
maxaa quruxeey ku helay
sawtaan kugu qoray wadnaha
meel aan qayrkaa ku ool

may qareenkii caashaqaay
mar kale aankuu qireee
qabsoo iga maqal axdiga

waxaan qormo kaaga dhigay
qalanjooy beerkiyo
xubiga naftaad ila qaybsataad
qadarin kuu haysa oo
laabtaan kugu qoray adiga
qudh kale u hiloobi karin

miyaan si qiimo badan
qayrkaa adi kaaga xulan
maxaad qawadoo ku helay
sootaan qormo kaaga dhigay
wadnaha qaybtiisa bidix

midaan ku qabooayaay
qumantii aan doortayee
qabyada ka ogow xubiga

Exit mobile version