dhexyareey aqoontiyo
jiniqaad udhalatee
midabka iyo dheehaad
dheertahay haweenkoo
igu dhalisay cishqigee

waa dhalaan ebdanoo
lagu dhalay xishoodoo
aan dhafin xayahee
caashaga nadhexmaray
kaadhuumanaysoo
indhaba kusiinayn

allahayoow nin dhinac
amaray dhaayaha jaleecada
dhugashada kuwacanaa

sida dhibicda roobkoo
dhulka oo abaarsaday
dhoobada kamaydhaad
dhaayaha uga dhigantoo
waad idhaygag galisee

Exit mobile version