Miraale rooboow
Mulugtii ku hooroow
Miraale rooboow
Mulugtii ku hooroow
Maanka iyo xareedii
Xooluhu muquurteen
Maanka iyo xareedii
Xooluhu muquurteen

Muliyahay seesay
Muliyahay seesay
Sidii laba mataan
Waxaan kugu mataalaa
Ubax u magoolee

Maanka caashaqleeyaay
Maanku ku beermaa
Maanka caashaqleeyaay
Maanku ku beermaa
Maydhax gaara weeyoo
Madhashada ku fiicnayn
Madhasha madhashada ku fiicnayn
Madhashada ku fiicnayn
Madhashada ku fiicnayn
Madhasha madhashada ku fiicnayn
Madhashada ku fiicnayn

Marwo weeye qaaliyoo
Dumar way u madantahoo
Marwo weeye qaaliyoo
Dumar way u madantahoo
Maalintay kulanaa
Maankayga deeqdoo
Maalintay kulanaa
Maankayga deeqdoo

Muxibaad i galisee
Muxibaad i galisee
Adna dahab la moodyeey
Mililicada daraadaa
Muhashaan dayaysnahay

Maanka caashaqleeyaay
Maanku ku beermaa
Maanka caashaqleeyaay
Maanku ku beermaa
Maydhax gaara weeyoo
Madhashada ku fiicnayn
Madhasha madhashada ku fiicnayn
Madhashada ku fiicnayn
Madhashada ku fiicnayn
Madhasha madhashada ku fiicnayn
Madhashada ku fiicnayn

Exit mobile version