Lucub lulataa oo laydhu ah ruxdoo
Lucub lulataa oo laydhu ah ruxdoo
Raanday dambiyo rug ma goosi wacan
Raanday dambiyo rug ma goosi wacan

Oo aar ridiyo Araar loo koriyo
Ishuu Soo riday isla raacisee
Oo aar ridiyo Araar loo koriyo
Ishuu Soo riday isla raacisee

Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan
Lama raamsadeem
Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan
Lama raamsadeem

Kama raysan karo hadalkuba runtee
Kama raysan karo hadalkuba runtee
Naftu kuuma naftu kuuma rabtee
Iska raali noqo
2x
Simaba ridna oo dumar wey is rogaan
Simaba ridna oo dumar wey is rogaan
Hadii inan ragoow aad rumaysantihiin
Hadii inan ragoow aad rumaysantihiin

Ha u rixiininaan ra'yiga aan qabo
Reer ila yagleel kugu raacayee
Ha u rixiininaan ra'yiga aan qabo
Reer ila yagleel kugu raacayee

Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan
Lama raamsadeem
Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan
Lama raamsadeem

Kama raysan karo hadalkuba runtee
Kama raysan karo hadalkuba runtee
Naftu kuuma naftu kuuma rabtee
Iska raali noqo
2x

Exit mobile version