Caku dumarka qaarkii
Meherkaa ma celiyoo
Ileen nin caruus ah
Iyo cidi kama xishoodaan

Bal midaan cisaayee
Camal iyo dabeel iyo
Ceesh aan wadaagnaa
Cawa bariiskii
la cabeen karayaa

Waa yaab cajaaib ah
Marna waa cibaaree

Codka aad ileedahayiyo
Codsig aaga diidayee
Is canaano meel joog dumaashiyee
Calooshaada celiyeee

Cawku dumarka qaarkii
Caadada ma dhoowraan
ileen cadaabta aaqiro iyo
Rabbiba kama cabsoodaan

Cimrigay intaan jiray
Cindigayga maan galin
Inaad icalmaneeso
Ceen kalaad uhadashiyo
Carabkaaga fududaa /Culusaa

Waa yaab cajaaib ah
Marna waa cibaaree

Codka aad ileedahayiyo
Codsig aaga diidayee
Is canaano meel joog dumaashiyee
Calooshaada celiyeee

Exit mobile version