halbawlaha iyo beerka
hanaqaygiyo maanka
waa u hooyo
hurudaayoo hadhsataaye
halkay joogtaan haybiyaayo
u hanqaarmee
ma halmaamee
haybadeedaa
Ii hilaacdee
maxaa iga haysta
u habsaamay
yartii aan u heesayay

hamhamteeda aduunyo
hirka muuqda dushayda
ii hiraayoo hurudaayo
hadhsataayoo
hamigeeda I hoogansho
hiyigu raacoo
hadba geesbaan
u helaayoo
haabanw waaye
maxaa iga haysta
u habsaamay
yartii aan u heesayay

Exit mobile version