abaayo xijaabka qaado
hana xaydiin daraftaada
xubnahaaga quruxdooda
xaasidiintiyo cadowgaaga
ka xafido indhahooga

you are my xijaab queen

anaa kugu xushay xijaabka
anaa kugu jecel xijaabka
kufaan ku xaragoo xijaabka

abaayo xishoodka kaasho
hana xoorin dhaqankaaga
ha xumaynin sharaftaada
sii xooji wanaagaaga
ku xidhnow xubigaaga

xaawaleyda dhamaantood
adaa ugu shidan xayaati
ku faan ku xaragoo xijaabka

Exit mobile version