jooge iyo dire
admigu kala
jiniyo wacanoo

jiilkii kacaba
hablaha gabdhaha
midba jalaxsanoo
adaa ugu jaah qurxoone

yarta jawhariyo luula
adigay ku jamatoo
kaa jeesan waydoo
ku jeelantaa

inan qurux jamaal
joogiyo jamaal
jani kula wadaagnaa

Exit mobile version