Taariikhdu waa dhigan
Dharaartuu ilaahay
Sowjaddeyda kaa dhigay

Markii aad salmaan ii dhashaa
Farxad igu dhammaatay

Dhool bari kayimidoo
Qurux loo dhammeeyaay
Shamsa iiga dhigantahay

Exit mobile version