Nafyahay cabashada
Iloow naftaydana ciil
Habadin cishoo qudha
Waxaad waydanaa
Cidna ha ucalaacalin
X2

Ruuxii aan calmado
Dabadeed ruux man
Cugan cid kudhaanta
Maan arag x2

Sidaad ii cidleesaan
Kaligay caweeyaa
X2

Nafbaan ahay cishotay
Dartaa nafbaan ahay
Ciqaaban awgaa x2

Naf ku ciirsanaysaa
Oo ku cuskanaysaa
Miyaa laga caraabaa
X2

Nafyahay caashaqu
Dagaan cindiga ruux
Aad ku hayso haduu
Farxad ku cawaynayo
Calankii farxadaa
X2

Caashaqaagu muu
Bi'in cindigana kaman
Tirin caloshuna kumay
Nicin x2

Sidaad ii cidleesaan
Kaligay caweeyaa
X2

Nafbaan ahay cishotay
Dartaa nafbaan ahay
Ciqaaban awgaa x2

Naf ku ciirsanaysaa
Oo ku cuskanaysaa
Miyaa laga caraabaa
X2

Exit mobile version