VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaan isku nahay - Lyrics

Indhaha nuurkeediyeey Adaan kugu uur samoo Kolkaan sheeda kaa arkaan Agtaada ku soo ordaa Agtaada ku soo ordaa Aniga farxadeydiyoow Adaan dadka kuu jecloo suhayb Markaad eray igu tidhaa Ayaan istareex noqdaa 2× Aduun Iska eeganoo Amaan isku jiibinoo Farxada isku muujinee Sidaan dajiya isku nahay Miyay dadku isku noqdaan Aduun Iska eeganoo Amaan isku jiibinoo Farxada isku muujinee Sidaan inagu isku nahay Miyay dadku isku noqdaan Aayaha noloshaydiyeey Anigu waan kugu nastoo Adaan kugu diirsdaaa Oo waan ku ilaashadaa Oo waan ku ilaashadaa Aniga dhaayahaygiyoow Adaan ku ishaartayoo Adaa dadka ii xigoo Adaan ku adeecayaa 2× Aduun Iska eeganoo Amaan isku jiibinoo Farxada isku muujinee Sidaan dajiya isku nahay Miyay dadku isku noqdaan Aduun Iska eeganoo Amaan isku jiibinoo Farxada isku muujinee Sidaan inagu isku nahay Miyay dadku isku noqdaan Aduun Iska eeganoo Amaan isku jiibinoo Farxada isku muujinee Sidaan dajiya isku nahay Miyay dadku isku noqdaan
Queue is empty
-- / --