VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sidaan isku nahay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Dajiya Hassan
Sidaan isku nahay

Indhaha nuurkeediyeey
Adaan kugu uur samoo
Kolkaan sheeda kaa arkaan
Agtaada ku soo ordaa
Agtaada ku soo ordaa
Aniga farxadeydiyoow
Adaan dadka kuu jecloo suhayb
Markaad eray igu tidhaa
Ayaan istareex noqdaa

Aduun Iska eeganoo
Amaan isku jiibinoo
Farxada isku muujinee
Sidaan dajiya isku nahay
Miyay dadku isku noqdaan

Aduun Iska eeganoo
Amaan isku jiibinoo
Farxada isku muujinee
Sidaan inagu isku nahay
Miyay dadku isku noqdaan

Aayaha noloshaydiyeey
Anigu waan kugu nastoo
Adaan kugu diirsdaaa
Oo waan ku ilaashadaa
Oo waan ku ilaashadaa
Aniga dhaayahaygiyoow
Adaan ku ishaartayoo
Adaa dadka ii xigoo
Adaan ku adeecayaa

Aduun Iska eeganoo
Amaan isku jiibinoo
Farxada isku muujinee
Sidaan dajiya isku nahay
Miyay dadku isku noqdaan

Aduun Iska eeganoo
Amaan isku jiibinoo
Farxada isku muujinee
Sidaan inagu isku nahay
Miyay dadku isku noqdaan

Aduun Iska eeganoo
Amaan isku jiibinoo
Farxada isku muujinee
Sidaan dajiya isku nahay
Miyay dadku isku noqdaan

codkii Dajiya Hassan