Qiimeen iyo adoo heli
Kara qof ku qaaliyesta
Oo ku qadariyoo kuu
Qiirooda qudha ku hur-
Ayoon ku khiyamayn
X2

Qalad kaa dhowron
Kugu qaylin qaas
Kuu noqdoo kuu
Qalma quus iyo aan
Lahay qabwayni qur-
Uxdii noloshana kuu
Qeexa x2

Adoo qalanja ah maxa
Ku qayiray quruxdaan
Leh maxaa ku qaribay
Maxaa ku qafiifiyay oo
Ku qufulay nimaan ku
Qadarin maxa kugu
Qoray qaali baad tahe
Yaan lagu qudhsan
X2

Farxadaada qofaan
Ba ogayn murugtaad
Ku sugan tahay oon
Kula qaybsan wel wel
Kaaga qorshihiisu
Ahaa xubnahaaga x2

Qosol baad ku kabtaa
Fikir kaaga bal maxad
Ku qabtaa noloshiisa
Asagoon qooraansan
Dhibkaaga qayr kaa
Bal maxaa kaa reebay
X2

Adoo qalanja ah maxa
Ku qayiray quruxdaan
Leh maxaa ku qaribay
Maxaa ku qafiifiyayoo
Ku qufulay nimaan ku
Qadarin maxa kugu
Qoray qaali baad tahe
Yaan lagu qudhsan
X2

Exit mobile version