Waagii Sooguduudtiyoo
Gabalkii Dhacaayaba
Adaan Kugu Dolgoohaa

Gudcurkiyo Habeenkiyo
Gayigoo Iftiimaa
Adiga un Kugoobaa

Jacaylbaa Igubayoo
Igumaysanayoo
Dhimbushu Isaaroo
Gasiinkii Kago,Ayoo
Gam,i Waayay Awgaa

Anigaba Gadaasoo
Goortuu i Haleelay
Gantaalo Laigu Ganayo
Inta Laigu Garab Furay
Gacalooy La Jiifaa

Geesiyoow Adigaa
Kuugolon Golaayoo
Caashaqaaan Igalay
Garwaaqsooban ilagaro
Geestaada ila Qabo

Gaariyeey Adigaan
Kuu Go,Doonsanahaye
iidhiib Gacmaha oo
Ubaxyada Guduudka Ah
Gacalooy Gudoon Wacan
Geesiyoow Adigaa
Kuu Golan Golaayoo
Caashaqaan Igalay
Garwaaqsooban ilagaro
Geestaada Ila Qabo
Gaariyeey Adigaan
Kuu Go,doonsanahaye
iidhiib Gacmaha,oo
Ubaxyada Guduudka Ah
Hodaneey Gudoon Wacan
Dalmaroow Bal Ilagaroo
Hodaneey Gudoon Wacan?

Exit mobile version