sagal waayo lagu jiray
surya laga badbaadyo
isu noqay iftiinki
sacab guusha lo tumay

saymiyo halistii badanyd
ala saatira badalay
sakara guul lagu farxiyo
sareedo hor laan arkaa

samada maybaa ka da'ay
dhulkiina sacbaa ka baxay
saabadii soomali tiiil
sadal good lagu nastiyo
saban khayrla curtoo
saluyo wadnii ilow

sahal waxaan lagu helayn
oon si fudud ku iman
soomalay gobanimo
silica waayo arag ka noqo

dadkii isku soocane
wixii seegaay arkaan
ninkii siriyay arkaan
masuul soocay dirtaan

samada maybaa ka da'ay
dhulkiina sacbaa ka baxay
saabadii soomali tiiil
sadal good lagu nastiyo
saban khayrla curtoo
saluyo wadnii ilow

Exit mobile version