dalkii waa gutaane
ma cirkaan dagaysaan
dadkii waabad lasyeene
ma duulkalaad sugaysaan
soomaaliyeeey
dulmigaad galaysaan
taariikhdaaba daabici
daain idinma daaya oo
dacarteeda waad heli
soomaaliyeey
waa ig dardaarane
soomaaliyeey
amaan danteena gaadhnoo
dib u dhisno dalkeenee
soomaaliyeey

dad daliisii duminayaay
dunidii arkeenoo
maraakiib gudaafadaa
lagu daadinaayaa
soomaaliyeey
dhuxushaan diraysaan
duurjoogtaan dhoofinaysaa
daain ma daaya oo
dacarteeda waad heli
soomaaliyeey
waa iga dardaarane
soomaaliyeey
amaan danteena gaadhnoo
dib u dhisno dalkeenee
soomaaliyeey

daawo iyo dugaaliyo
dareemadiyo uduga
daaqa carsan dal quroon
deegaankeena weeyaan
soomaaliyeey
dhuxushaan diraysaan
duurjoogtaan dhoofinaysaan
daain idinma daayoo
dacarteeda waad hel
soomaaliyeey
waa iga dardaarane
soomaaliyeey
maan danteena gaadhnoo
dib u dhisno dalkeenee
soomaaliyeey

Exit mobile version