Muuqiyo indhaha ku abaarsadoo
unugyada jirkaa kuu oomanee.

Ilwaad quruxeey imaanshaheyga sug
axdi kumaan marin.

Uurkaad iiga taal ha iga aamin bixin
hadii eebe yeelana waan imanayaa.

Ibleys baa jiro
aadmiga isku diri
yaanu kuu imanine
oraahdeyda maqal
inanyahay ogoow i
fkan waxa ku nool
adaan kuu jeclahay.

Uurkaad iiga taal ha iga aamin bixin
hadii eebe yeelana waan imanayaa.

LYrics by Moha wali

Exit mobile version