jacaylkii ugu sugnaa
sanado badan aan sad aragoo
samroo calafkiisa sugayoo
ku xidhan seetda dartaa

muxuu seef iyo gamuun
surmiyo ila helay halgaad
sartiyo iidiiday jiif

waxan sugayaa intaa
sadriga kuhayaa anuu
samiyo inaan nolol wadaagno

intaad sagaleey jacaylka
sidii sabigii udhawrtoo
sirtiyo ka ilaali hadimoo

sidii mayay saymo roob
ufiyo saxan saxo qabow
cariyo sool sare ku da ayoo
gufaaciyo raysku simay

siraadka cad ceeda iyo
sifnihii daa uuska iyo
lamood sagal iyo daruur

samays keediyo sifnaha
sintiyo sabarkeeda qoran
ayaa sahwi igu ridee

Exit mobile version