maxaan raganimooy dartaa
waxbadan dqoniimo qaatay
dhibaatada dunida iyo
xumaan anigoo digtoon
maxaan dusha saartayoo
qof ii daran soo dhawaystay
waxay doodaydu tahay
amase diinteenu tidhi
daluun halaguu qodee
adigu ka la dagay ahaw

maxaan raganimooy dartaa
dulqaaad iyo samir dugsaday
daraja rabibaa baxshee
anoo dambi ruux ka galin
maxaan xumo diidayoo
wanaagiyo doortay nabad
waxay doodaydu tahay
amase diinteenu tidhi
daluun halaguu qodee
adigu ka la dagay ahaw

Exit mobile version