dawooy adaan ku doonayaa
adaa dartaan u daalayaa
adaa is diloo dalagaa is dhigayee
adaa is diloo wanaageenii dumiyee
ha igu daalinee dantaada raac
ha igu daaline iga durug walaal
waan diidayee

duunyo la'aantu ceeb maaha oo
ninkii danyarna DAAI'IMKAA u hayee
adaa is dilayoo dalagaa is dhigee
adaa is dilayoo wanaageenii dumiyee
ha igu daaline dantaada raac
ha igu daaline iga durug walaal
waan diidayee

Exit mobile version