neecaw jacaylbaa niyada ii gashoo nasrii ilaah isiiyiyo
waxad tahay nasiibkay naftan ku hibeeyee iga ilaali
nabarada nuurkii naqaygee adaan kugu nanabayaa
ila naaxi farxiyooy boqoradaydaay
nikaaxaaga waan ku nastee ha nusqaamin waligaa
nimciyo barwaaqaa rabi noogu deeqoo nashaadkaan
sugayniyo hodan nuura inanta a mudo naawilaynaa
nala joogta wacaneey
nux nuxliyo warkii kuwa naar afuufka naga ilaali

Exit mobile version