Qalbiga wehelkii wanaaga faraay
Wadada janadee wadnaha aadaay
Waagii baryee wacnaanta sidee

Wixii ku dhibaa wad i leegoo
Adaa walbahaarka waabinayee
Adkee wacadkoo ka dhawr wiirsiga

Waraabi jacaylka waaxyaha oo
Ka weeci namiimka weerarayoo
Ku waani naftayda weedh qurxisoo
Danteena waxyeelo yaan loo warin

Exit mobile version