hobeey hoobaalayoow hobeey hoobaalayoow

yartaay yarta qalanjada a qosolka ilkahaaga iyo
cabaadh yaha qoorta iyo quruxda rabi kugu
galaday
qadarin waad mudantohoo adigaa hablaha
ugu qiima badan

hobeey hoobaalayoow hobeey hoobaalayow

qoordheer sida qaalin geel xaflada qabanqaabaded
qorshaha waa hagaagayee qurxoon qamar nuur
badneey
qadarin waad mudantohoo adigaa hablaha
ugu qiima badan

yartaay yarta qaaliga hablaha qureeshtoodiyeey
qaarada geeska afrika adaa ugu qaransane
gadarin waad mudantohoo adigaa hablaha
ugu qiima badan

Exit mobile version