indhuhu waxay eegayan
waxay u ilmaynayaan
iftiin nuur soo baxshiyo
ruuxay dhaxal ka helan

hadana waa amar alle
anoo intii uga goay
hadaan ag istaago
hadana eray uma sheegan karo

ha kuu tidho weeyo caashaqu
awood aan ku caabiyiyo
hadaanan inta karayn
afkayga waan xidhanayaao
ishaan ka tilmaamaya

uurku wuxuu doonaya
wuxuu u cabaadaya
ilayskii caashaqiyo
ruuxan arkayo ka helay

hadana waa ayaan daree
anoo u ilmaynaayo
hadana arageda nugul
hadaan indha saaro
hadana eray uma sheegan kare

ha kuu tidho weeyo caashaqu
awood aan ku caabiyiyo
hadaanan inta karayn
afkayga waan xidhanayaao
ishaan ka tilmaamaya

Exit mobile version