hadii la iga kaa guursado
axdigaan gorfayniyo
cishqigeenii gaagaxay
waan ka gacan banaanahay

adna aad i gioysoo
ii garaabi waydoo
igu dhaaftay gagi madhan

inaan gayaan ka quustoon
guumooboon fadhiistiyo
inaan guuro maanta
miduun ila gudboonee

hadii lurku igu gadaanmoo
guri kale yagleeshoo
gayaankay u hoyatoo
ana gooni aan ahay

farta la igu godoyoo
gaar la iiga faqo'oo
godob caashaq aan sido

Exit mobile version