adaa u aturan hablaha qarnigoo
anshaxa maryaneey adaa usitee
nuurkii arligeen u aaminayaay
awlaad kalgacayl kusoo ababtaay
inaad nasab tahay maryaneey
inaad nasab tahay anaab ogsoon
akhlaaq wacan baad ugbad uheshoo
asluub iyo sharaf ilaa ixtiraam
aduun kuma arag midaanku agdhigo
adoo ifka nool indhuhu meel kale
ma eegi karaan awood uma loo
amaan qof diirshaa ku dheehan oge
ahey kan ku helay ayaan badanaa
maryaneey ayaan badanaa

odaab badaneey ilwaad quruxeey
abaal qof lahoo wanag maryaney
adaa sharaf loo kadiiran intoo
ogow dabci wacan adaa iska loo
alla kuu dhalshay maryaneey
alla kuu dhalshay dulqaad
aqoon edeblaad astaan utahoo
aduunka dhanbaa iftiin utahee
ilays nuuraay adeecsanidaa
nuuraay adeecsanidaaa
adoo ifka nool indhuhu meel kale
ma eegi karaan awood uma loo
amaan qof diirshaa ku dheehan oge
ahey kan ku helay ayaan badanaa
maryaneey ayaan badanaa
adoo ifka nool indhuhu meel kale
ma eegi karaan awood uma loo
amaan qof diirshaa ku dheehan oge
ahey kan ku helay ayaan badanaa
maryaneey ayaan badanaa

Exit mobile version