sadkii aduunkoo
daain isiiyee
adaa i deeqoo
dumarna ka soocdee
dabacsanaantiyo
damiirka toosan
naftu ku doontaye
miyaaban beby
ku dayn karaa
ku diidi karaa

adaan dareemini
caashaqa dantiis
dahab la moodyeey
kuma dayrin karo
kuma diidi karo
naftaad u tahay wehel

daryeel jacaylkoo
dulqaadna muuji
duugoobi maayo
jacaylka hadii la dhawro

aragaaga daymada ku ildoogsada
diric habloodeey dugaashibaad ii tahay
miyaan ku dayn karaa walina ku diidi kara

Exit mobile version