a raja kaabay waxa tahay
rays roob da'aayiyo
raxmad hoortaye
raasmaaley raaxo socota

runada go a lagu raaye
ruux gobaad tahay
runada go a lagu raaye
sagaley aad tahay

raaaliya tahay raga
oo idil ay rajeeyan
in ay reeriyo
ruga la taagte
rabi sagaleey
rafaad kaa dhowr

reexan udug lihiyo
rasmi baa tahay
aan rafaadiyo
wakhti fiiqiyo
riyo beenba
alle tusinoo
raaxo lagu dhalay

rafiiq dhaladiyo
runta sheegtiyo
ruux goobaad tahay
huuno aad tahay

rafiiq dhaladiyo
runta sheegtiyo
ruux goobaad tahay
sagal aad tahay

raaaliya tahay raga
oo idil ay rajeeyan
in ay reeriyo
ruga la taagte
rabi sagaleey
rafaad kaa dhowr

Exit mobile version