jirada caashaqan qabiyo
jab iyo waayuhu ibaday
hadaad iijeedi lahayd
niyada igamaad jartee
jaalaad ila noqon lahayd
jaceylkaan kuu qabaa
qalbiga kuu jaxaasidey
kurbada iga jari lahayd
qof aad jeexiisa tahay
dartaa jamashada sida
ogoow aadmiga kujecel
jawaab samidaa uroon

jugtuu iigeystay iyo
jidgooyaduu igalaa
jidhakayga ka muuqato
jaleecada waad ka garan
naafaad jawharad utahy
adiga ka joogi karin
habeen jiif kaa ladayn
miyaa jaxar lagu noqda
qofkaad jeexisa tahay
dartaa jamashada sidiyo
ogow aadmiga ku jecel
jawaab samidaa uroon
qofkaad jeexisa tahay
dartaa jamashada sidiyo
ogow aadmiga ku jecel
jawaab samidaa uroon

Exit mobile version