laba waayo badan talo iyo tacab wadaagtoo
wacadiyo balama adag waqti badan ilaashaday

hadii ay is waayaan
war xumaale nacaboo
walwalkooda raba iyo
xaasid wiiqayaa jira

waqtiga is badalayana
liban waxaad ku gaadhaa
wadartii is raaacdee
wanaagooda uun jecel

aduun waayo badanaa
subax waliba waa cayn
wareegtada taariikhduna
wacalbay sidaane

ishu waa macalinoo
ogaal weeyi garashaloo
walaalnimo yaqaanoo
waayo hiilka kuu sida

Exit mobile version