VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afar iyo tobanaad - Lyrics

afar iyo tobonaad iyo dayaxoo habeen baxayaa markii aan ku eegaba abshiroow ku moodaa 2x kumaan arag aduunyada adiga mid kula midee hadaan aan uurka lagu sidin ubixii baxaayo 2x eed kaa timaadiyo amar eebe mooyee ifka adiga nool kaa oolimayee arin maxaan ka yeelnaa 2x hami dhexe habeenkii aniga oo hurdada galay oo timid ishaaradu anigoo aroosee 2x markii aan ku waayaba ero dhaban sideeda olol reemayaaye ubixii ii baxaayoo 2x eed ka timaadiyo amar eebe mooye ifka adi oo nool kaa oolimayee arin maxaan ka yeelnaa 2x
Queue is empty
-- / --