VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Afar iyo tobanaad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Deeqa Ahmed
Afar iyo tobanaad

afar iyo tobonaad iyo dayaxoo habeen baxayaa markii aan ku eegaba abshiroow ku moodaa 2x
kumaan arag aduunyada adiga mid kula midee hadaan aan uurka lagu sidin ubixii baxaayo 2x
eed kaa timaadiyo amar eebe mooyee ifka adiga nool kaa oolimayee arin maxaan ka yeelnaa 2x
hami dhexe habeenkii aniga oo hurdada galay oo timid ishaaradu anigoo aroosee 2x
markii aan ku waayaba ero dhaban sideeda olol reemayaaye ubixii ii baxaayoo 2x
eed ka timaadiyo amar eebe mooye ifka adi oo nool kaa oolimayee arin maxaan ka yeelnaa 2x

codkii Deeqa Ahmed